Xarun muhiim u ah G/Banaadir oo 30-sano kadib dib loo hirgaliyay (Daawo Sawirada)

Wasiirka wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee XFS iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa xariga ka jaray xarunta waxbarashada gobolka Banaadir oo muda 30-sano kadib dib loo hirgaliyay kaas oo qeyb ka noqon doono xoojinta adeegyada wabarashada waxaana daahfurka xafiiskan goob joog ka ahaa hogaanada daladaha waxbarasho ee dalka. Xaruntan cusub … Continue reading Xarun muhiim u ah G/Banaadir oo 30-sano kadib dib loo hirgaliyay (Daawo Sawirada)